Dowlad degaanka Soomaalida oo War ka soo saartay dagaalka mar kale ka qarxay Itoobiya

Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa si kulul u cambaaraysay dagaalka soo cusboonaaday ee uu dhiiga badan ku daatay kaasoo u dhaxeeya kooxda TPLF iyo ciidamada dowladda Itoobiya. War-saxaafadeedka ka soo baxay Maamulka dowlad degaanka Soomaalida ayaa intaa ku daray in dagaalkan ka soo cusbonaaday gobolada Axmaarada iyo Canfarta uu khatar ku yahay nabadda iyo xasilloonida Geeska … Continue reading Dowlad degaanka Soomaalida oo War ka soo saartay dagaalka mar kale ka qarxay Itoobiya